3DDEX CUNTO OO JIRKAGU KU KORI KARO
Cuntooyinkee u fiican koritaanka jirka?
Waxaa jira cuntooyin badan oo u fcn koritaanka jirka iyo lafaha. Hadii aan ka hadlo cuntooyinka ugu fiican ee qofka jirkiisa wax-weyn ka bedeli kara aynu uu baahanahay in aynu helno ugu yaraan 1 kamid ah maalinkii si jirkeenu u koro waxaa ka mid ah:
1-UKUNTA ( EGGS)
Ukuntu waxa ay leedahay protien aad u badan waxaa kaloo ka heleysaa maado zinc la dhaho oo kaa caawineysa in difaaca jirkagu kordho. Haddii aad cunto 1 2bo ama in kabdan oo ukun ah waxad ad arkeysaaa isbedel aad u uweyn. Waqtiga ugu fiican aad cuni karto ukunta waa subaxdii madama enerjiga inagu jira uu aad u yaryahay.
2- DOORADA ( CHICKEN)
Dooradu waxa ay leedahy protien aad u badan waxana ku jira mado loo yaqaan amino acid taas oo naga caawisa in jirkeeu uu isticmaalo maadadan si uu u koriyo murqaha una adkeeyo lafaha.
3- KALLUUNKA( FISH)
Kallunka ayaa ka mid ah cuntooyinka ugu caafimadka badan dunida waxa uuna ka koobanyahay nafaqooyin muhiim ah sida borotiin iyo fitimiin D. Kallunku sidoo kale waa ilweyn oo laga helo madada omega-3 taas oo muhiim u ah jirkeena iyo maskaxdeenaba.
Gunaanad:
3ddexdaas cunto aan soo sheegay hadii ay ku jiraan cuntooyinka aad sida maalinlaha aad u qaadatid waxaa hubaal ah in jirkaga iyo
Comments