Posts

SIDEE CALOOSHA LOO YAREEYAA?

Image
    MURUQA CALOOSHA   Wax qarsoodi ah maahan helitaanka sixback muuqda in ay tahay hadaf guud ay leeyihiin dad badan oo taga goobaha lagu jimicsado waxaana aad u adag helitaanka sixbacka maadama ay tahay meesha ugu dambeysa  ee qofku marka uu miisanka dhimayo dufanka jirku ku haro.  DUFANKA CALOOSHA (BELLY FAT) Dufanka calooshu waa dhibaato nooca baruurta ee ku ururta caloosha waxa loo yaqaan visceral  waxana ay ku hareereysan tahay maqaarka hoose ee calosha waxana ay kor u qaada halista cudurada wadnaha nooca labaad ee sonkorowga. MAXAA SABABA DUFANKA CALOOSHA? waxyaalo tira badan ayaa jira oo sababa dufanka caloosha lakiin aan soo qadano dhowrka ugu saameynta badan ee keena dufanka caloosha. 1-stresska stressku waxa uu sababa cayilka.Sida caadiga ah stressku waa qeyb kamid ah nolosha oo marar badan yimaada taaso ay sababi karto xaalado adag oo kusoo mara. Waxaa muhim ah in lahelo habab wax tar leh oo lagu maareeyo si aaney si xun ugu saameyn cafimad...

3DDEX CUNTO OO JIRKAGU KU KORI KARO

Image
Cuntooyinkee u fiican koritaanka jirka?  Waxaa jira cuntooyin badan oo u fcn koritaanka jirka iyo lafaha. Hadii aan ka hadlo cuntooyinka ugu fiican  ee qofka jirkiisa wax-weyn ka bedeli kara aynu uu baahanahay in aynu helno ugu yaraan 1 kamid ah maalinkii si jirkeenu u koro waxaa ka mid ah: 1- UKUNTA ( EGGS) Ukuntu waxa ay leedahay protien aad u badan  waxaa kaloo ka heleysaa maado zinc la dhaho oo kaa caawineysa in difaaca jirkagu kordho.  Haddii aad cunto 1 2bo ama in kabdan   oo ukun ah waxad ad arkeysaaa isbedel aad u uweyn. Waqtiga ugu fiican aad cuni karto ukunta waa subaxdii madama enerjiga inagu jira uu aad u yaryahay. 2- DOORADA ( CHICKEN)  Dooradu  waxa ay leedahy protien aad u badan waxana ku jira mado loo yaqaan amino acid  taas oo naga caawisa in jirkeeu uu isticmaalo maadadan si uu u  koriyo murqaha  una adkeeyo lafaha. 3- KALLUUNKA( FISH) Kallunka ayaa ka mid ah cuntooyinka ugu caafimadka badan dunida waxa uuna ka k...